DEG DEG: Mohamed Salah oo war laga soo saaray dhaawiciisa, Ilaa Goorma ayuu maqnaanayaa?

Maxamed saalax

Kabtanka Xulka qaranka masar ee maxamed saalax ayaa dhaawac kaga baxay kulanki uu wadankiisa masar la galay barbaraha 2-2 xulka qaranka Gaana.

Kadib dhaawici uu ku baxay ayaa waxaa laga muujinaayay waalac aad u weyn ah.

Wakiilka ciyaarahanka Ramy Abbas ayaa ka hadlay dhaawaca maxamed saalax “dhawaawac wuxuu u muuqda mid halis ah”

“Dhaawac ayaa u muuqda mid uu mohamed salax maqnaan doono muddo u dhaxeyso 21 ilaa 28 maalmood, 2 kulan ka badan ayuu ka maqnaan doonaa xulkiisa”

“Fursadiisa ugu wanaagsan waa in uu ku laabto UK si uu helo kaalmo caafimaad”

“Saalax wuxuu xulkiisa kusoo biiri doonaa marka uu kasoo kabsado dhaawaca.

Waxaa sidaas sheegay wakiilka maxamed salaax, Ramy Abbas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*