Ivan Perisic oo mushaar ahaan bishi u qaadan doono kaliya €1

Ivan Perisic oo mushaar ahaan bishi u qaadan doono kaliya €1

34 jirka u dhashay dalka kuweeshiya Ivan Perisic ayaa waxaa soo idlaaday heshiishki uu kula jiray kooxda tottenham ee ka dhisan dalka ingiriiska, Perisic ayaa doonaya in xili ciyaareedka cusub uu dib ugu soo laabto Europe.

Arinta la yaabka leh ayaa noqotay kadib marki uu heshiis la gaaray kooxdiisi yaraanta ee Hajduk Split taas uu ka qaadan doono bishi lacag 1 euro ah.

ciyaaryahanka ayaa kooxda Tottenham u dhaliyay 14 goal kulamo dhan 50 kulan oo rasmi.

Tababaraha tottenham Ange Postecoglou ayaa qirtay in perisic uu bixi doono “Run ahaanti waxeey nagu tahay qasaaro in aan weyno ciyaaryahan weyn sida Perisic oo kale ah, xili ciyaareedkaan waa uu naga tagayaa perisic”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*