Premier league ayaa maanta dib u bilaawday 20/Jan/2024 kadib mudo kooban oo lagu maqnaa fasax.
Kooxda arsenal ayaana ku furatay kulankeeda guul aad u weyn waxeeyna kusoo badiday 5-0 oo ay kaga badiyeen kooxda Crytsal Palace.
Ciyaarta ayaa ku bilaabatay dar dar marki ay ciyaarta mareeysay 11 daqiiqo waxaa goolka kowaad dhaliyay Gabriel Magalhaes kadib ciyaarta ayaa noqotay mid ay arsenal maamusho waxaa ayna dhaliyeen 3 goal oo ay kala dhaliyee Trossard 59 daqiiqo, Gabriel Martinelli 94,95 iyo goal ay iska dhaliyeen Crystal Palace
Arsenal ayaa hogaanka imika usoo jirsatay 2 dhibcood waxaana Kaalinta 1aad ku jira liverpool oo leh 45 dhibcood iyo Man City oo leh 43 dhibcood.
Labada kooxood ee Liverpool iyo Man City ayaa kula u baaqi ah.
Be the first to comment